Xubno kamid ah Milatariga la wareegay Xukunka Sudan oo lagu qasbay in ay is casilaan

Dalka Sudan waxaa wali ka taagan xasilooni daro dhinaca siyaasada ah, kadib markii xilka xoog looga tuuray Madaxweynihii dalkaasi Cumar Xasan Al Bashiir, waxaana xukunka dalkaasi la wareegay Hogaanka Milatariga. Sadex kamid ah golaha Milatariga dalka Sudan ee talada la wareegay ayaa lagu qasbay in ay is casilaan, waxaana xubnahan hada is casilay la sheegay … Continue reading Xubno kamid ah Milatariga la wareegay Xukunka Sudan oo lagu qasbay in ay is casilaan